Waare oo tababar u furay Boolis ka tirsan Maamulka Hirshabelle (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magaalada Jowhar tababar uga furay dufcadii saddexaad ee Ciidanka Booliiska Hirshabelle. Waxaa tababarkan ka faa’iidaysanaya in ka badan 200 askari oo ka mid noqonaya ciidanka Booliska Hirshabelle. Madaxweyne Waare ayaa ku booriyay dufcadaan inay ka faa’iideystaan tababarka la siinayo, oo ay noqdaan kuwa u adeega bulsahda. … Continue reading Waare oo tababar u furay Boolis ka tirsan Maamulka Hirshabelle (Sawirro)